Kaaraamardha Tv
Kaaraamardha Tv
  • 3 923
  • 26 803 154

Відео

DEG DEG Jubaland Iyo Federalka Oo Dhufays Isugu Jira,Muxuu Siday Safarkii Xamza?DEG DEG Jubaland Iyo Federalka Oo Dhufays Isugu Jira,Muxuu Siday Safarkii Xamza?
DEG DEG Jubaland Iyo Federalka Oo Dhufays Isugu Jira,Muxuu Siday Safarkii Xamza?
Переглядів 6 тис.3 дні тому
This video is about DEG DEG Jubaland Iyo Federalka Oo Dhufays Isugu Jira,Muxuu Siday Safarkii Xamza?
Deg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna HanjabayDeg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna Hanjabay
Deg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna Hanjabay
Переглядів 7 тис.4 дні тому
This video is about Deg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna Hanjabay
Caddaani Hirmooge''Haddii Na Lagu Qasbo Qoriga Waannu Qaadan Duurkana Waannu Gali''Caddaani Hirmooge''Haddii Na Lagu Qasbo Qoriga Waannu Qaadan Duurkana Waannu Gali''
Caddaani Hirmooge''Haddii Na Lagu Qasbo Qoriga Waannu Qaadan Duurkana Waannu Gali''
Переглядів 19 тис.4 дні тому
This video is about Caddaani Hirmooge''Haddii Na Lagu Qasbo Qoriga Waannu Qaadan Duurkana Waannu Gali''
DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka KabaxaysaDEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa
DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa
Переглядів 18 тис.5 днів тому
This video is about DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa
Waligaa Makusoo Maray Jaceyl Noocan Oo Kale Ah? Dr OomaarWaligaa Makusoo Maray Jaceyl Noocan Oo Kale Ah? Dr Oomaar
Waligaa Makusoo Maray Jaceyl Noocan Oo Kale Ah? Dr Oomaar
Переглядів 2 тис.6 днів тому
This video is about Waligaa Makusoo Maray Jaceyl Noocan Oo Kale Ah? Dr Oomaar
Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''
Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''
Переглядів 18 тис.9 днів тому
This video is about Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''
DEG DEG Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Si Qarsoodi Ah Ku Tagay Xeebaha Somaliland Iyo UjeedkoodaDEG DEG Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Si Qarsoodi Ah Ku Tagay Xeebaha Somaliland Iyo Ujeedkooda
DEG DEG Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Si Qarsoodi Ah Ku Tagay Xeebaha Somaliland Iyo Ujeedkooda
Переглядів 10 тис.10 днів тому
This video is about DEG DEG Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Si Qarsoodi Ah Ku Tagay Xeebaha Somaliland Iyo Ujeedkooda
DEG DEG Kooxda AS Oo Jabkii Ugu Xumaa Taariikhda Loo Gaystay Iyo Qaabkii Loo Fashiliyay SirtoodaDEG DEG Kooxda AS Oo Jabkii Ugu Xumaa Taariikhda Loo Gaystay Iyo Qaabkii Loo Fashiliyay Sirtooda
DEG DEG Kooxda AS Oo Jabkii Ugu Xumaa Taariikhda Loo Gaystay Iyo Qaabkii Loo Fashiliyay Sirtooda
Переглядів 12 тис.11 днів тому
This video is about DEG DEG Kooxda AS Oo Jabkii Ugu Xumaa Taariikhda Loo Gaystay Iyo Qaabkii Loo Fashiliyay Sirtooda
Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''
Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''
Переглядів 11 тис.11 днів тому
This video is about Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''
Skuulka Asasi Oo School Fursado Waxbarasho Oo Cajiib Ah Uhaya Bulshada NairobiSkuulka Asasi Oo School Fursado Waxbarasho Oo Cajiib Ah Uhaya Bulshada Nairobi
Skuulka Asasi Oo School Fursado Waxbarasho Oo Cajiib Ah Uhaya Bulshada Nairobi
Переглядів 93712 днів тому
This video is about Skuulka Asasi Oo School Fursado Waxbarasho Oo Cajiib Ah Uhaya Bulshada Nairobi
DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday ShirkaddiiDEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii
DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii
Переглядів 12 тис.13 днів тому
This video is about DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii
Danjire Affey''Waxaan Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Jaamacad Dhameeyay Ee Xildhibaan Ka Noqday S.WajirDanjire Affey''Waxaan Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Jaamacad Dhameeyay Ee Xildhibaan Ka Noqday S.Wajir
Danjire Affey''Waxaan Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Jaamacad Dhameeyay Ee Xildhibaan Ka Noqday S.Wajir
Переглядів 1,9 тис.13 днів тому
This video is about Danjire Affey''Waxaan Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Jaamacad Dhameeyay Ee Xildhibaan Ka Noqday S.Wajir
Shirweynihii Beel-weynta Kuumade Oo Taariikhi Ah Oo Nairobi KadhacayShirweynihii Beel-weynta Kuumade Oo Taariikhi Ah Oo Nairobi Kadhacay
Shirweynihii Beel-weynta Kuumade Oo Taariikhi Ah Oo Nairobi Kadhacay
Переглядів 6 тис.13 днів тому
This video is about Shirweynihii Beel-weynta Kuumade Oo Taariikhi Ah Oo Nairobi Kadhacay
DEG DEG Wasiir Aden Barre Oo Dib Loo Magacaabay Iyo Wasiiro Kooban Oo KaleDEG DEG Wasiir Aden Barre Oo Dib Loo Magacaabay Iyo Wasiiro Kooban Oo Kale
DEG DEG Wasiir Aden Barre Oo Dib Loo Magacaabay Iyo Wasiiro Kooban Oo Kale
Переглядів 5 тис.14 днів тому
This video is about DEG DEG Wasiir Aden Barre Oo Dib Loo Magacaabay Iyo Wasiiro Kooban Oo Kale

КОМЕНТАРІ

  • @CabdalleWajaale
    @CabdalleWajaale День тому

    Binaale

  • @Marwo.1986
    @Marwo.1986 День тому

    MASHALLAH huno dhiulkan waliyey ma arkiv. Ethiopia oo dhan ma arkin , lakin dhuulkan waa DDS aad buu uu qurux badan tahay. Mahadsanid intad noso duetten.

  • @nathra7351
    @nathra7351 День тому

    Majirto quraanka inaay naagi jeclaato nin waa khald quraanka been lgama sheego. Ninka ayaa larabaa inuu jeclaado

  • @adwaariyahofficialchannel
    @adwaariyahofficialchannel День тому

    Canfarta waayla'atay waxaa idin soo weeraraayo waa fadaraalka 😂😅 dagaalkaana madhamaanaayo ilaa magaalooyinkiina kaxureeysaan😂😅

  • @adwaariyahofficialchannel
    @adwaariyahofficialchannel День тому

    Wax hishiis layiraahdo oo lailaalinaayo maha idinka hailaalina heshiis cidwalba oo niga hortimaado dila siaad usoocelisaan magaalooyinkiina😂😅

  • @adwaariyahofficialchannel
    @adwaariyahofficialchannel День тому

    Laaya cadow canfarta waxaa tagtaan caasimada canfarta ayagaba xishiis nailaalinee indinkana wax hakasoowaadina xeshiiska ciidan ka fadaraalka hadey culees iyo xabada dareemaan meesha weey baneeyhaayaan Waxaa kuqabsataan😂😅😂😅😅😅 wasaarada gaashaandhiga

  • @adwaariyahofficialchannel
    @adwaariyahofficialchannel День тому

    Canfarta laaya shacabkana uaara😂😅

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 День тому

    Culumada dowlad deegaanga maxaa kagalay shir somalida xorta ah

  • @zeinabibrahim7202
    @zeinabibrahim7202 День тому

    war hee dhee siir badan uyad qarxininaysiin meshu waa itobiya

  • @mohamednouraded7977
    @mohamednouraded7977 2 дні тому

    Gool onlf

  • @mohamednouraded7977
    @mohamednouraded7977 2 дні тому

    Gool onilf

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 дні тому

    Walee waanan la isku dayn onlf,

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 2 дні тому

    Dadka ay casuuqday onlf- ubbo ha u malaynina iney iloobern caruurtii ay dhaleen iyo bulshadii hab qabiileed ugu soo duushern oo aad u xasuuqdeen. Not beesha Ogaden but ururkii sitay Onlf ee sida xun u gumaaday reer Mule iyo beesha Jidwaaq ee xadka la lahaa, sida Araarso ito Mule

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 дні тому

    Ogadenya ogadenbaa leh yaa dood ka qabo .fiiri dalka haduu dagal dhaco wiilka dhimanyo wa ogaden xata wilka absame ma dagalamo somalida kalena xuduudey talaaban marku dhibka dhaco wad qaxdan marki dheeftimadona dhulka shegta ader dhulkan ogadenba leh .waxa soo raco wa cise madobe oo gobolkisa ka dagalamo .somaliweyn iyada duntey oo dalkodii qarax baabaitey Mida kale somali iyagaa dalkoda dumiyey badii ibsadey dhulkodi ibsadey dadki somali abaar iyo harad iyo hooy la,an weye marka qofka somaliga ee ka hadlayo ogadenya muxu yahay ma walantahy hoostada meydka yalaa maxa ooga hadleysa dal aan ku quseynin.

  • @MaleykaGabane
    @MaleykaGabane 2 дні тому

    guledisibis Khanis baa tahy xagee degtaa .dhulka ogadenbaa leh hadad wax kuledahy mad ku dhimatid.dhul ma afkaliya lagu yeshaa

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 2 дні тому

    Aqoon la aan baad hadashay wariyow 2022 17 degmo oo ay haysteen ayaa manta ciidanka xoga gacanta ku hayaa mrka xog aadan ogayn haa ku hadlin sxp lkn ogow dhulkaas waxaa xoreyay Taliye odowaa balse kadib ciidanka siyaasad ayaa la galiyay Wasiirka gashaan dhiga iyo taliyaha ciidanka xoga iyo ciidanka ayaa is diidan

  • @ahmedismailabdullahi3821
    @ahmedismailabdullahi3821 2 дні тому

    Cadaane Hormoge hadda kursi baad doonaysaa in aad dhaafsatid halgankii Somalidu boqol sano dhigeeda ay u qobaysay. Waxaad u eegtahay doqontii hadhuudhka intay ridiqday xabbadii u danbaysay ka kacday, waar aduunka waad tagaysaa dhawaan, kushiitis iyo waxaad shegaysid waa waxa la doonayo in lagugu hafiyo. Hadaad raganimo leedahay ama dawladd ku meel gaadha ku dhawaaqa ama article 39 oo idiin ogolaanaya in gooni aad u go' kartid ku dood, ama waxaad sugta Oromada oo dhulka iyo khayraadka ka qaada oo waliba ku hafisa. Midda kale magacan aad wadatid waa lagu soo cano maalay laakiin waqtigiisii wuu dhammaday, ee magac soomaali midaynaya ku dhawaaq. Taariikhdu waxay sugaysaa meeshaad ka gali lahayd.

  • @MaamoAyaan
    @MaamoAyaan 2 дні тому

    Wanjecelnahay itoobiya inka maxaa idinka galaxy

  • @YaaskaAadam
    @YaaskaAadam 2 дні тому

    ❤❤اللهم صل علي محمد

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 дні тому

    Carab ayaa na taageereeyso kulahaaa. Carab kuwii Xorta ahaay beey. maanta ku wadaa itoobiya ineey qabsadaan dhulkooda iyo badahooda. Berbara iyo bulahar. Seylac dhamaan dhulkaan inee itoobiyo qabsato waxaa maanta ku hogaaminaayo imaaraadka. Adne waxaad ledahay carab ayaa na taageereeyso si aan itoobiya uga xoroowno

    • @MaleykaGabane
      @MaleykaGabane 2 дні тому

      Axmedali Carab iyo calamka oo dhan bey xirirlayihin ma adigaa lagu shegilahas hoyada iyo hoyaded wase

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 дні тому

    Magaca ogaadeeniya waa wax oo ingiriiska sameeyay. Si oo u kala qeeybiyo soomaalida dhaxdeeda.

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 2 дні тому

    WALIIBA. WAXAA UU.SII XUUN. UU. TAAB TEY. SAAXIIXA. MEESHA ETHIOPIA LA DAAHOO. UU. LAGAA GALEEY. MAMULKA SOMALI LAND

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 2 дні тому

    WA ZAHAL ABDI. BOULALE. OO. JOOGA. DALKA. JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯. WALAAHII WAN .WAAX YABAHAA. SAAX DA. AAH. EE.KU SABAN. SOMALILAND

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i 2 дні тому

    GEESII. GEESII DAHLEEY. AXMEED. XASHII. AAF HAYEENKII HORE. EE. WASARAADA. ARRIIMAHA.DIBADA. E. KENYA 🇰🇪

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 2 дні тому

    arrinta isirka soomaalidu markii laga hadlayo waxaan aad u dhegeystaa dadka ka faalooda isirka soomaalida arrimo kala duwan bay sheegaan haddiise aan eegay fikirkayga soomaalidu waysku isir arrimaha aan tixraacay waxaa ka mid ah.1.waa dad isku dhaqan ah oo u eg inaaney ahayn dad ururis ah 2.waa qoomiyada keliya oo isku diinta ah 3.waa dad isu hiiliya oo haddii cidkale wax yeesho isu canaaqa4.waa dad wax is tara5.waa deeqsiyiin 6.waa geesiyiin waxaa loo baahanyahay in la eego dna goodA si ay u fahmaan inay walaalo yihiin

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 дні тому

    ciidanka dawlada waa tuugo habeenkii na waa khawarijta, daacadkama ahanladirirka

  • @user-gl1wv6bm3j
    @user-gl1wv6bm3j 2 дні тому

    Dalku waa ogaadenia dakuna waa ogaaden ❤❤❤❤

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 2 дні тому

      Orod hee itoobiya iska xoreey. Ogaadeeniyoow

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 2 дні тому

    Waxaa sidaa ugalay waa dullmi iyo kibir.

  • @aadancabdi9162
    @aadancabdi9162 2 дні тому

    Somali dintodu wa qabil lacnad muslim maha

  • @Cirroole
    @Cirroole 3 дні тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Cirroole
    @Cirroole 3 дні тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @AbdiNajaad
    @AbdiNajaad 3 дні тому

    Arr been badhana, Wajir high iyo Wajir girls 1 saac xita maqaadaneyso socodka

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 3 дні тому

    Good news Qola kasta Magrigey Maleegtaa Wuu ku laaban

  • @Cirroole
    @Cirroole 3 дні тому

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @jankeson
    @jankeson 3 дні тому

    Hhhhhhhhh adiga oo wadankagu lacag heysannin waddan kale ka sheekeey eysaa.

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 3 дні тому

    Ciidanka dowlada kaligood ha galaan qurunka.

  • @warsamemohammed9422
    @warsamemohammed9422 3 дні тому

    Ciidanka dowlada hala soo celiyo Ama hala laayo.

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 дні тому

    15000 kun LIYUUGII JIGJIGA ayaa KISMAAYO la keenay Axmed Madoobena meel ku gaari maa waa gaalo cawaana

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 3 дні тому

    Shabaab hubkii cabudwaaq bay gacanta ku dhigeen. Dagaal u diyaar garoowa

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 3 дні тому

    Axmed iyo ciidankiisa xoreyn soomaaliya oo idil 😂😂😂😂😂

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 3 дні тому

    Waa aduun abiihi cuna oo Ogaaden oo siyaasad iyo dagaal cid kale uga sheekaynaya war kurdidada somali Waa uun idinka

    • @abdibarri9012
      @abdibarri9012 2 дні тому

      INA XAYAWAAN OGADEN XOOG KU JOOGA KISMAYO AQLI LAAWE IIDOOR AMA ILKAYAR CIIL QABA IYO MJ MIDGAAN MJ CUQDAD QABA SAYID MAXAMED AWOOWGAA KARBASH AMA WAXA LAAN GAAB CIIL QABA LOOMA OOYAAN WAXA AHEEN DULI LAAN GAAB AH

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 дні тому

    Funny Cabdiraxman ku soco

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 3 дні тому

    Welkom 🤗 Jaalayaal Ilkecase and Cabdiraxman!!!

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 3 дні тому

    Xasan munnafaq xasan dhiiqo yaa la aaminin

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 3 дні тому

    Adeer nin gurigiisi hagaajin waaye ma kaaguu hagaajin waxaan qas ahayn looma keenin

  • @user-rk3to8lo6v
    @user-rk3to8lo6v 3 дні тому

    Ciidanka farmaajo ayay ka amar qaataan

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 3 дні тому

      User Farmajo wa kee kkkkk kas mar hore ayuu dhintey doqonki xumas

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 дні тому

    Masha allah halgama Adaani Hirmooge Geesi ilaahay haku xafido from GK DDS❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ko7em6hb7h
    @user-ko7em6hb7h 3 дні тому

    Afokaadho jamac galadkii labaad 😂😂😂😂

  • @user-go8qy3le4t
    @user-go8qy3le4t 3 дні тому

    Waxay Kuleeyihiin Xornimo ayaan raadinaynaa Hadana umada meesha wada daggan Midaytooda qabyaalad ayay ka doorbideen

  • @somalitiktokcomedy600
    @somalitiktokcomedy600 3 дні тому

    Aduun waxaa jognaa qogaden siyasad kahadlay 😂😂

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 3 дні тому

      Somalititok Ma siyadadbaa taqanan shabab baa 20sano idil xaduqryeey ood iska celin wryden taniya casimadin Heysatee .akhas wakas ogaden ku xasuuqey shabab ogadenya ooy geliwayeen dhaman la layey . Gadana ragga jubolan ku xaduqry wa lyiboolis ma somaliba wax iska crliso ogaden 3 dalbu msmula awodna ku leyahy

    • @warsamemohammed9422
      @warsamemohammed9422 3 дні тому

      Sonaltiktok Caloshaa iyo madaxa ayad cuntan Maxa siyasad ka taqana qurunyahy.gesi wa wiil ogaden .